Waa Qadhaan Ururin loogu gurmanayo ganacsatada dabku saameeyay ee suuqa waaheen magaa
65%
1000000$
Waa Qadhaan Ururin loogu gurmanayo ganacsatada dabku saameeyay ee suuqa waaheen magaalad, Iyadoo Loo Kala Gaadhsiin Doono insha Allah Biyaha, Baadka Iyo Adeegyada Caafimaadba Sida Ay u kala Daran Yiiin. Waxaana Mashruucan Fulintiisa Leh Shabakada Ururinta Tabarucaadka Joogtada Ah Ee Takriim.Com. Ka Qayb Qaadashadaada Mashruucan aad ka Qayb Qaadataa Waxay Ka Dhigantahay Badbaadin Aad Badbaadinayso Qof Muslim ah oo Walaalkaa ah oo Ilaahay Uu Ku Imtixaamay Xaladan hada taagan ee ah (Biyo iyo Baad yaraan). Fadlan Mudane/Marwo Ka Qab Qaado Mashruucan Kuna Tabaruc Waxaad awoodo haba
Marka uu inoo dhamaado kharashka loo baahanyahay waxaa lagu qabanayaa waxayaabahan hoose
Dhisida Suuqa (30%)
Alaab Iibin (65%)
Nadaafada Iyo Habayn 5%
Shabakada Takriim Al-khayr Ee Ururinta Tabarucaadka Joogtada ah, Waa Shabakad La Aasaaay 10-2021, Waxana Loo Aasaasay Si aynu U fududayno In Aynu Helno Goob Si Fudud Waxa aad Ugu bixin Karto Adigo Adeegsanaya www.takriim.com ,Hadaba, waxaad ku bixin kartaa dhamaan waxii tabarucaada ee aad ku caawinayso walalaahaaga baahan www.takriim.com waxanay shabakadu masuul ka tahay inay mucaawinadaas gaadhsiiso dhamaan dadka ay u adeegayso shabakadu. Si aad u caawiso walaalahaa wakhti walba iyo goob walba adoo adeegsanaya qaabka lacag bixinta Ee Edahab Ama Zaad. Waxa uu yidhi Nabigeenu Salla laahu Calayhi Wassalam“ Dadka Waxa ugu Khayr Badan Ninka Ugu Waxtarka Badan Dadka”